Kulan looga hadlayay Horumarinta degmada Gadoon ee gobolka Galgaduud oo lagu qabtay degmadaas

0
136

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wax-garad iyo masuuliyiin ka tirsan maamulka qaybaha kala duwan ee maamulka Galmudug ayaa ka qayb-galay munaasabad mahac-celin ah oo lagu qabtay degmada Gadoon ee gobolka Galguduud.

Munaasabaddan waxaa soo qaban-qaabiyay maamulka degmada cusub ee Gadoon waxayna dadka ka qayb-qaatay uga mahac celinayeen kaalintooda ku aaddan ka shaqaynta degmanimada Gadoon.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here