Kulan looga hadlayay hubinta tayada biyaha oo lagu qabtay Kismaayo

0
50

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Wasaaradda Biyaha iyo Tamarta maamulka Jubbaland Axmed Xuseen ayaa magaalada Kismaayo ka dahfuray kulan looga hadalayay Hubinta iyo Tayada Biyaha.

Kulanka ayaa waxa soo qabanqaabisay Wasaaradda Biyaha Jubbaland ayaa waxaa kasoo qeybgalay Wasiiirka Wasaaradda Biyaha,Xubno ka tirsan Wasaaraddaha Jubbaland iyo qaybo kamid ah bulshada Kismaayo.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdio Abdulkadir Yusuf

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here