Kulan looga hadlayay ilaalinta gargaarka oo lagu qabtay Baydhabo

0
46

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Dowladda Koonfur Ayaa qabatay Kulanka Toddabadlaha ee isku xirka arrimaha gargaarka ee hay’adah ka shaqeya Deeganada koofur galbeed Soomaaliya.

kulankaan ayaa noqonaya kii Uga danbeyey ee Sanadkan sii dhamanaya ee la qabtay waxaana looga dhageystey Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Dowladda Koonfur galbeed Soomaaliya.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdio Abdulakdir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here