Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Hay’adda taya-dhowrka Qaranka ayaa magalada Dhuusamareeb ee Casimada galmudug ku qabatay Kulan wacyi galin ah oo ku saabsan kor u qaadista tayada iyo ilaalinta badqabka deegaanka.
Waxana kulanka ka soo qeebgalay
Masuuliyiin ka kala socda Hay’addaha Tayodhowr qaranka, Hay’addaha dowlad goboleedka Galmudug, aqoonyahano iyo qaybaha kala duwan ee bulshada Waxana barnaamijka Marti ku ah xubno ka kala socda ururada bulshada Rayadka ah, Hay’adda Tayodhowr qaranka iyo wasarada Caafimaadka galmudug oo barnaamijkan soo agaasima.
Ujeedka barnaamijka ayaa aha sidii bulshada loo fahansiin laha muhiimmadda ay leedaha ilaalinta iyo badqabka deegaanka.
Sacdiyo Abdulkadir Yusuf ayaa faah faahinaysa.