Kulan looga hadlayay ka hortaga leexsashada gargaarka oo lagu qabtay Jowhar.

0
39

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda gargaarka iyo maareyta musiibooyinka dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa magaalada Jowhar ka furtay kulan looga hadlaayay ka hortaga leexsashada gargaarka
Waxana kulanka goob joog aha maamulka degmada Jowhar, masuuliyiin ka socday wasaradda Gaargarka Hirshabeelle iyo xubno ka Socday Hay’adda Samalka ee ka howlgala deeeganada Hirshabeelle.

Warkan waxaa soo jeedineysa: Sadio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here