Kulan looga hadlayay ka hortagga la dagaallanka dambiyada socdaalka sharci darrada ah iyo tahriibinta oo lagu qabtay magaalada Muqdisho

0
54

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Xafiska xerilaliyaha gud ee qaranka gaar ahan xafiska ka hortagga la dagaallanka dambiyada socdaalka sharci darrada ah tahriibinta iyo ka ganacsiga dadka ayaa kulan la yeshay huganka danbi bariska ee CIDda waxana u jeedka kormeerkaan ayaa ahaa dardar galinta ladagalanka danbiyada socdalka iyo tahribinta waxana xer ilaliyasha xafiska ku soo dhaweyay taliyaha huganka bariska danbiyada ee CID gashanle sare muxyadiin axmed iyagoona dhankaga kale kawada hadlay sidii dhalinyarada soomaliyeed looga wacyi galin lahaa qataraha ku harereysan tahribka

Waxaa soo jeedineya:Abdifitah Mohamed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here