Kulan looga hadlayay ka qeebgalka dhalinyaradda ee golaha deeganka oo lagu qabtay Mahaday.

0
20

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)Wasaaradda arrimaha gudaha dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa degmada Mahadaay Gobalka Shabeellaha dhexe ku qabatay kulan looga hadlayay qeebgalka dhalinyaradda sidii qeeb uga noqon lahayeen dhismaha golaha deegaanka degmadaas .
waxana kulanka ka soo qeeybgalay dhalinyaradda degmada Mahadaay, haweenka, Odayaasha dhaqanka, maamulka degmada iyo xubno ka socday wasaradda Arimaha gudaha dowlad goboleedka Hirshabeelle.

 

Sacdio Abdulkadir Yusuf ayaa soo jeedinaysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here