Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Kulankan oo diiraradda lagu saarayay qeybgalka haweenka ee siyaasadda iyo nabadda ayaa lagu qabtay Magaalada Dhuusamareeb,
Kulankan oo ay soo qabanqaabiyeen midowga bulshada rayidka ah waxaa ka qeybgalay masuuliyiin ka socday wasaraddda haweenka, maamulka gobolka Galgaduud, ururada haweenka ee ka jira Galmudug iyo xubno kale.
Warkna waxaa soo jeedinaysa: Hamdi Dirie Ali