kulan looga hadlayay kaalinta Macalimiinta dugsiyada Qur’aanka ee bulshada Oo lagu qabtay Muqdisho

0
95

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasiiro ka tirsan XFS ayaa ka qeyb galay kulan looga hadlayay kaalinta ay bulshada ku leeyihiin Macalimiinta dugsiyada Qur’aanka kaa oo lagu qabtay magaalada Muqdisho ee Casimada dalka.
Waxana kulanka goob joog aha qaar ka mid ah macalimiinta dugsiyada Qur’aanka ee magaalada Muqdisho

Wasiirka Wasaaradd qoyska iyo Arrrimaha Xuquuqul insaanka XFS
Bashir Mohammed jaamac Bhashir goobe ayaa sheegey ahmiyadda ledahaya in muhiimadda la siiyo Macalimiinta dugsi Qur’aanka .

Warkan waxaa faah faahineysa: Sadio Abdulkadir Yusuf

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here