Kulan looga hadlayay la socodka qorshaha horumarinta Qaranka oo Muqdisho lagu qabtay.

0
19

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer):-Shirkan oo ahaa Kulan wada-tashi ah waxaa ka qeybgalay masuuliyiin ka socday federaalka iyo dowlad-goboleedyada ayaa waxaana furay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta Qaranka, shirka waxaa looga hadlay mashaariicda mudnaanta leh ee sanadkan socda, kuwaas oo qeyb ka ah QHQ-9.

Warkan waxaa faah faahinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here