kulan looga hadlayay leexsashada gargaarka oo lagu qabtay Muqdisho

0
28

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Guddiga Horumarinta Adeega Bulshada ee Golaha Shacabka BFS ayaa magalada Muqdisho ee Casimada dalka ku qabtay kulan aqoon isweydaarsi ah oo ku saabsanaa ka warqabka leexsashada gargaarka Bini’aadanimo ee ka keeno Soomaaliya iyo sidii loo heli laha balan qaado ku aadan ilaalinta gagaarka Bini’aadanimo .

Waxana kulanka iska kashaday
Guddiga Horumarinta Adeega Bulshada ee Golaha Shacabka BFS iyo Hay’adda UNICEF waxana gob jooga aha masuulin ka tirsan Baarlamaanka Federalka Somalia.

Sacdiyo Abdulqaadir Yusufayaa warkan soo jeedinaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here