Kulan looga hadlayay nabad-dhiska gobolka Mudug oo lagu qabtay Gaalkacyo

0
74

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Kulankan oo ay soo qabanqaabiyeen ururka nabad dhiska gobolka Mudug waxaa xoogga lagu saaray sida looga hortagi karo dilalka kusoo laalaabta deegaannada miyiga ah iyo iskaashiga ururrada bulshada si looga wada shaqeeyo nabad dhiska gobolka.

Shirkan oo ay ka qayb galeen haweenka Hormuudka u ah nabadda gobolka Mudug waxaa uu hordhac u ahaa shirwaynaha nabadda mudug oo loo madal sanyahay bisha 12aad ee sanadkan.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here