Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Odayaasha dhaqanka waxgaradka qaar mid ka mid ah dhalinyarada beelaha dega deganada mamulka Hirshabeelle ayaa go’aano kasoo saaray dagaal beeledyo ka dhacay deegaano hoostaga degmada Biya-cade ee gobolka Shabeelaha Dhexe odayasha dhaqanka oo kulan ku yeshay degmada biyo cade ayaa ugu baaqay belaha ay dirirtu dhexmartay in ay sida ugu dhaqsiyaha badan u jojiyaan colaada gogosha nabadeedne ay dib ugu soo laabtaan
Warkan waxaa faah faahinaya:Abdifitah Mohamed Ahmed