Kulan looga hadlayay Sara u qaadista Arrimaha garsoorka oo lagu qabtay Jowhar

0
34

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Masuuliyiin uu ka mid yaha Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Baarlamaanka dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa magalada Jowhar ee Casimada Hirshabbeelle ku yeeshay Kulan looga hadlayay Sara u qaadista Arrimaha garsoorka.
Waxana kulanka goob joog aha
Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Hirshabeelle iyo masuuliyiin .
Kulanka ayaa laga qabtay xarunta
Maxkamadda Hirshabelle ee magalada Jowhar.

Warkan Sacdio Abdulkadir Yusuf ayaa soo jeedinaysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here