Kulan looga hadlayay sharciga maamulka dhulka oo lagu qabtay Diinsoor.

0
19

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Gudoomiyaha Degmada Diinsoor Mudane Axmed Aadan Cabdi ayaa furay kulan dadwayne oo ku saabsanaa Sharciga Maamulka Dhulka Magaalooyinka kaasoo Wasaarada Howlaha guud, dib udhiska & Guryaynta uqabatay bulshada iyo maamulka degmada.

Bulshada kasoo qaybgashay kulanka ayaa waxaa loo qaybiyay nuqulada buuga sharciga dhulka magaalooyinka kaasoo Wasaarada howlaha guud uga gol leedahay wacyiga arimaha maamulka dhulka in kor loogu qaado.

Hamdi Dirie ayaa warkan faah faahinaysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here