Kulan looga hadlayay Siyaasadda Taya-dhowrka dalka oo lagu qabtay magaalada Kismaayo

0
84

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Hey’adda taya-dhowrka Qaranka Soomaaliyeed ayaa magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ku qabatay kulan wadatashi ah oo looga hadlayay Siyaasadda Taya-dhowrka qaranka .
Waxana kulan ka soo qeebgalay masuuliyiinta iskugu jura wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan maamulka Jubbaland iyo qaar ka mid ah bulshada Rayadka ah.

warkan waxaa soo jeedinaya: Sacdiyo Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here