Kulan looga hadlayay wadashaqaynta maamulada degmooyinka gobolka Hiiraan oo lagu qabtay Matabaan.

0
101

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Guddoomiyaha gobolka Hiiraan ayaa shir gudoomiyay kulanka Amniga iyo wadashaqaynta maamulada degmooyinka Gobolka Hiiraan looga ahadlayey  laguna qabtay degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan.
Waxana kulanka ka soo qeebgalay maamulada degmooyinka Baladweyne, Matabaan iyo deeganada hoosyimaada.
Sido kole kulanka ayaa wax qeeb ka aha taliyaasha Booliska ee  degmooyinka Baladweyne iyo Matabaan.

Markii kulanka soo dhamaaday  waxaa ka warbixiya kulanka gudoomiyaha degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan Bashir Abdirahman sheekeeye.

Waxaa warkan faahfaahinaysa: Sadio Abdulakdir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here