kulan looga hadlayay xariirka ka dhexeeya xeerka dhaqanka Soomaalida iyo Garsoorka Dalka oo lagu qabtay muqdisho.

0
7

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Doodda oo ay soo agaasintay Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, waxaana ka qeyb galay Wasiirka Caddaaladda & Arrimaha Dastuurka XFS Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka .

Doodda ayaa si qoto dheer loogu falanqeeyay sida la isugu waafajin karo nidaamka caddaaladda rasmiga ah iyo xeer dhaqanka, loona xaqiijin karo sarreynta sharciga. Kulankaan aya waxa Sidoo kale, ka qeyb galay khubaro sharci, arday jaamacadeed, odayaal dhaqameed iyo qaybaha kala duwan ee bulshada rayidka ah.

Warkaan waxaa soo jeedineya: Abdifitah Mohamed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here