Kulan Looga hadlayay Xeerka Biyaha Oo lagu qabtey Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

0
42

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Agaasimaha Guud ee Wasaarada Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Dowlad Goboleedka KG Soomaaliya Jeylaani Cabdullaahi Xaaji Ayaa Magaalada Baydhabo, ka Daah-Furay Shir Mudo Labo Maalin ah Socon doona oo Wasaaraddu kula wadaageyso Hay’aadaha Bah wadaagta la’ah xeerka guud ee biyaha KG ee sanadkii hore Barlamaanku Ansixiyey, sido kale qorshayaashii lagu horumarin lahaa maamulka iyo maareynta Arimaha Biyaha la xiriira aya shirkan lagu gorfeynaayna.

Warbixintan waxaa soo jeedinaysa:- Sacdiyo Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here