Kulan looga hadlayay xoojinta Amniga oo lagu qabtay Baydhabo

0
58

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay ayaa waxaa lagu qabtey Kulan looga hadlaayey Xaaladaha Amni ee Magaalada, kaas oo uu shir godoominaayey Wasiirka wasaarada Arimaha Amniga gudaha Maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya.

Kulanka oo lagu qabtey Xaruunta Dowlada Hoose ee Degmada Baydhabo ayaa waxaa Qeyb galey Wasiirka Amniga, Gudoomiyaha Degmada,Saraakiisha ciidanka Qeybohooda kala duwan Dhamaan Gudoomiye Xaafafeedyada,haweenka iyo Dhalanyarada Magalaadas.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here