kulan looga hadlayay xoojinta Dadaalada Nabada Gobalka Mudug oo Galkacyo lagu qabtay.

0
44

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasiiro katirsan Dowladda Galmudug oo uu wehliyo Gudoomiyaha Degmada Gaalkacyo ayaa magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug waxay ka wadaan kulamo looga hadlayo xal u helida colaadda ka taagan Galbeedka Gobolka Mudug. Kulamadan ayaa looga golleeyahay in la helo heshiis iyo isfaham ku aaddan sidii loo joojin lahaa xiisadaha iyo khilaafaadka, iyadoo dadka iyo maamulka ay isku dayayaan sidii xal waara looga gaari lahaa colaadda ka taagan deegaannada Galbeedka Gobolka Mudug. Kulamadan ayaa muhiim u ah nabadeynta iyo xasiloonida Gobolka.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Liban Mohamed Abdi

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here