Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Kulankan ayaa wax soo qaban qaabiyay bulshada deeganka xirsi lugey qeybahooda kala duwan Ayaa ah mid looga hadlayay xoojinta nabadda deegaanada hoosyimaada degmada Balanbal
Ugu horey wax kulanka ka Hadley qaar ka mid ah odayaasha daganka xirsi lugey
Wax ayna sheegay In door muhiim ah ka qadan ilaalinta nabadda deeganka
Dhanka kale Xoghaye degmada balanbal Ahmed Cisman cabdule iyo cabdulahi warsame farax oo ka mid ha xubnaha golaha deegaanka degmada balanbal ayaa ka hadla door kooda ku aadan sidii dadku nabadda ugu wada noolan lahayee
Warbixintaan waxaa inoo soo jeedineysa-Sacdiyo Abdulkadir Yusuf