Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda haweenka iyo xuquuqul insaanka Galmudug ayaa magaalada Dhuusamareeb ku qabatay kulan looga hadlayay ilaalinta Xuquuqda Aadanaha.
Waxaana kasoo qeybgalay masuulin ka tirsan galmudug, ururada bulshada ,hay,adaha ka shaqeeya xuquuqda aadanaha iyo xubnokale.
Hamdi Dirie Ali ayaa faah faahinaysa.