kulan looga hadlayeey hanaanka maareenta Qashinka oo lagu soo xiray Kismaanyo.

0
37

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha dowlad goboleedka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku soo xirtay kulan wadatashi oo socday muddo labo maalmood, kaas oo diiradda lagu saaray dib u eegista hanaanka maareynta qashinka.

Kulankan ayaa waxaa ka qayb galay masuuliyiin ka tirsan maamulka deegaanka, hay’adaha nadaafadda degmada, ururrada bulshada rayidka ah, iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaalada Kismaayo.

Waxaa soo jeedineysa: Sacdiya Abdulkaadir yusuf.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here