Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka jubbadda hoose ku qabtay kulan ansixinayay baahiyaha mudnaanta u leh ee laga soo ururiyay bulshada ku nool degmada kismaanyo iyo deegaannada hoosyimada.
waxaa ka qeyb galay masuuliyiin ka tirsan maamulka Jubbaland, maamulka degmada Kismaayo, wakiillo ka socday bulshada rayidka ah, iyo qaar ka mid ah hay’adaha samafalka ee ka howlgala magaalada.
Sacdio Abdulkadir ayaa soo jeedinaysa.