Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Galmudug ayaa magaalada Dhuusamareeb ku qabatay kulan looga hadlayeey ah Qorshaha Isbeddelka Dowladda Galmudug 2026–2030.
Ujeedada kulanka ayaa ahayd in la mideeyo aragtiyada iyo qorshayaasha dhammaan bahda horumarinta, si loo dhiso qorshe wax ku ool ah oo waafaqsan baahida shacabka iyo istiraatiijiyadda horumarineed ee Galmudug.
Waxaa soo jeedinaya: Sacdiya Abdulkaadir yusuf


