kulan looga hadlayeey wacgalinta Tahriibka oo Muqdisho lagu qabtay

0
12

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Kulan diiradda lagu saarayay wacyigelinta tahriibka ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho Kulanka oo ay ka qeyb galeen masuuliyiin ka tirsan dowladda, Culumo owdiin , iyo dhalinyaro, ayaa looga gol lahaa in lagu xoojiyo dadaallada ka hortagga tahriibka, laguna baraarujiyo bulshada khataraha iyo dhibaatooyinka la xiriira safarada sharci darrada ah. Qaar ka mid ah Qaar kamid ah Culimada Soomaaliyeed ayaa ka hadla dhibaatada Laga dhaxli karo tahriibka .

Dhanka kale culumada ayaa masuuliinta Dowladda federalka Somaliya ugu baaqay inay dhalinyaradda u Sameeyaan fursado shaqo Si looga baaqsado tahriibka.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdio Abdulkadir Yusuf

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here