Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasiirka Amniga Koonfur Galbeed iyo Guddoomiyaha Gobolka Shabeellada Hoose ayaa kulan looga hadlayey Amniga la qaatay bulshada degmada wallaweyn ee gobalka Shabeellada hoose kulanka ayaa diiradda lagu saraya Sidi loo hormalin laha Amniga degmada Wallaweyn ee gobalka Shabeellaha hoose.
Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdio Abdulkadir Yusuf