Kulan looga hadlayey arrimaha bulshada oo laga dahfuray Baydhabo.

0
18

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dowladda Kuumadda Goboleedka Soomaaliya (DKGS) ayaa magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay ka daahfurtay shirka la-tashiga hey’adaha dowladda ee muhiimka ah iyo saaxiibada kale ee maalgashiga suurta galka ah ee Dowladda Hoose ee deegaanada Koofur Galbeed Soomaaliya.

Shirkan ayaa lagu falanqeeyay fursadaha maalgashiga ee dowladaha hoose, waxaana ka soo qeyb galay hey’adaha dowliga ah, daneeyayaasha kale, maamulka gobolka Bay, maamulka degmada Baydhabo, iyo bulshooyinka qeybaha kala duwan ee gobolka.

Warkan waxaa soo jeedineysa:Sadio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here