Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Guddoomiyaha degmada Wallaweyn ahna Duqa magaalada, Mudane Abdulkadir Mohamed Abdullahi ayaa shir guddoomiyey kulanka todobaadlaha ahaa ee maamulka degmada.
Shirka ayaa diiradda lagu saaray xaaladda guud ee degmada iyo deegaannada hoos yimaada. Arrimaha ugu muhiimsan ee laga hadlay waxaa ka mid ahaa biyo-yaraanta ba’an ee soo wajahday degmada.
Warkan waxaa soo jeedineysa: Sadio Abdulkadir Yusuf