Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaraadda cadaaladda dowladda Jubbaland ayaa magalada kismaayo ee xarunta gobalka jubbada hoose ku qabatay Kulan looga hadlayey arrimaha Caddaalada waxana kulanka qeeb ka aha qeybaha kala duwan ee bulshada, Masuulka ka socday wasaradda Caddaalada Jubbaland iyo marti sharaf kale . Kulanka ayaa diiradda lagu saraya sidi sara loogu qaadi laha arrimaha Caddaalada bulshada dhexdeeda deegaanadda Jubbaland.
Sacdio Abdulkadir ayaa warkan soo jeedinaysa.