Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-kulan looga hadlayey arrimaha Gargaarka ayaa lagu qabtay Maanta magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka bay. waxaana kulanka ka soo qeebgalay masuuliyiin ka socda wasaraada gargarka dowlad goboleedka koofur galbeed Somalia, Hay’addaha ka howlgala deeganada koofur galbeed iyo qaar ka mid ah bulshada ku nool magaalada Baydhabo.
Wasiirka wasarada Gargaarka Maareynta Masiibooyinka dowlad goboleedka Koonfur galbeed Cabdinaasir Cabdi Caruush ayaa ka warbixiyey kulanka looga hadlayey arrimaha gargaarka kaas oo ka dhacay Baydhabo.
Warkan waxaa soo jeedinaysa Sadio Abdulkhadir Yusuf