Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Kulan looga hadlayey dhismaha wadooyinka Muqdisho ayaa lagu qabtay xarunta maamulka gobolka Banaadir
Waxaana kasoo qeybgalay Reysuwasaare ku xigeenka dalka, gudoomiyaha gobolka Banaadir, shirkadaha dhismaha wadooyinka iyo masuuliyin kale.
waxaa soo jeedinaysa:Hamdi Dirie Ali