Kulan looga hadlayey doorka haweenka ee nabadda oo lagu qabtay magalada kismaanyo

0
67

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Wasaaradda Haweenka ayaa magaalada Kismaayo ka daahfurtay buuga qorsha howleedka jubbaland ee ku aaddan doorka haweenka ee nabadeynta
Waxaana kulankan kasoo qeybgalay ururada haweenka culuma owdiinka masuuliyin ka tirsan wsaaradda haweenka iyo xuquuqul insaanka Jubbaland .

Warbixintaan waxaa soo jeedinaysa:-Hamdi Diriye Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here