Kulan looga hadlayey Hindise sharciyeedka gadiidka oo lagu qabtay Kismaayo.

0
88

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Dowladda Jubbaland ayaa kulan looga hadlayay Hindise-sharciyeedka Gaadiidka ku qabatay magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbadda Hoose. Kulanka ayaa looga hadlay sidii bulshada looga talo-galin lahaa horumarinta sharciga gaadiidka.

Waxaa soo jeedinaysa:Sacdia Abdulqaadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here