Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)Kulan looga hadlaayey arimaha amaanka ee degaanada konfur galbeed soomaliya ayaa lagu qabtey magalada baydhabo ee xarunta gobalka bay waxaana goob joog ka ahaa qaar ka mid ah saraakiisha amaanka Gudoomiyaha gobolka baay, taliyaha guud ee Ciidamada booliska Gobolka baay Iyo Marti Sharaf kale.
Ujeedka kulanka ayaa ahaa mid looga hadlaayey sidii La iskaga kaashan lahaa Guud ahaan sugida amaanka magalada Baydhabo Iyo deegaanadda hoostimada.
Warkan waxaa faah faahinaysa: Sacdio Abdulkadir Yusuf