Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Kulankan looga hadlayey wax ka qabashada arrimaha bulshada ayaa lagu qabtay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay. Kulanka waxaa shir-guddoomiyey Guddoomiyaha degmada Baydhabo, Mudane Abdullahi Ali Watiin.
Warkan waxaa soo jeedineysa: Sacdio Abdulkadir Yusuf