Kulan looga hadlayey hormarinta Mashaariicda oo lagu qabtay Dhuusamreeb.

0
81

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dowladda Galmudug ayaa magaalada Dhuusamareeb, oo ah caasimadda Galmudug, ku qabatay kulanka Madasha Wasaaradaha iyo Bulshada Galmudug.

Kulankan waxaa goobjoog ka ahaa mas’uuliyiin ka socday wasaaradaha maamulka Galmudug iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dowladda Galmudug, Axmed Cismaan Aadan (Qooje), ayaa ugu horreyn ka hadlay warbixinta kulanka iyo qodobadii looga dooday.

waxaa soo jeedineysa:Sadio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here