Kulan looga hadlayey islaxisabtanka bulshada oo laga dahfuray Jowhar.

0
35

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasaaradda arrimaha gudaha dowlad hoose ee goboleedka Hirshabeelle ayaa magaalada Jowhar ka daahfurtay barnaamijka dimuquraadiyadeynta maamulkaas.
Waxana kulanka ka soo qeebgalay ururadda bulshada rayadka ah ,maamulka degmada Jowhar iyo masuuliin ka socday wasaradda arrimaha gudaha dowladaha hoose ee maamulka Hirshabeelle.

Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha dowlad hoose goboleedka Hirshabeelle Abdi Dahiir Guure oo si rasmi ah u dahfuray kulan ayaa sheegey u jeedada laga leeyaha kulanka .

 

Warkan waxaa faah faahineysa:Sadio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here