Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)–Kulankan ayaa ahay mid looga tashanayey marti gelinta tartanka ciyaaraha degmooyinka Galmudug ee ka dhacaya Dhuusamareeb ayaa dhex marey bahda sportska iyo maamulka degmadaasi.
Kulankan waxa kasoqeyb galay Gudoomiye Kuxigeenka Dhuusamareeb Abdisamad Salad Adan Iyo Xoghayaha Dowlada Hoose Abdisalan Aabe Adan iyo Xubno katirsan maamulka Caasimada.
Warkan waxaa soo jeedinaya:- Abdulahi Abdulkadir Nor