Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Kulan diirada lagu saarayay Arrimaha Shaqa helista Maalgelinta yar-yar iyo sidii loola dagaalami lahaa halista shaqo la,aanta ayaa lagu qabtay magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay, waxaana kulanka goob joog aha Madax ka tirsan Maamulka KG, kan Gobolka Baay, Bangiyada iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada.
Inta uu Kulanku socday waxaa looga hadlay sidii xal loogu heli lahaa in Dhalinyarada helaan Fursadaha shaqo iyo sidii fursado shaqo loo abuuri laha.
Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdio Abdulkadir Yusuf