Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Kulan looga hadlayey xoojinta mabadda ayaa lagu qabtay degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ,
Kulan oo lagu xalinayay shaqaaqo amni oo horaanti bishan ka dhacday degmada cadaado ayaa waxaa ka qeybgalay maamulka degmada,, odayashada dhaqanka iyo gudoomiye ku xigeenka amniga gobolka shabeelaha hoose.
Warkan waxaa soo jeedinaysa: Hamdi Dirie Ali