Kulan looga hadlayo nabadda oo Gaalkacyo lagu qabtay.

0
54

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Kulankan oo ay goob joog ahaayeen maamulka gobolka mudug,kan degmada Gaalkacyo iyo odayaasha dhaqanka ayaa looga hadlay dhacdooyin amni darro oo ka dhacay deeganada Gobolka mudug ee Puntland kuwaas oo ay geesteen masheelishaad hubeysan oo ka soo jeeda Galmudug.

Xubna maamulka ito odayashada deegaanka ahaa ee kulan yeeshay in dilalka iyo dhacdooyinka amni darro ee dhacay ay yihin kuwa ku xadgudbaya heshiiska bulshada wada degan gobolka mudug ayna gacanta kusoo dhigi doonan dadkii dhibaataas geystay.

Warkan waxaa faah faahinaysa: Hamdi Dirie Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here