kulan looga hadlayo xoojinta dib-u-dhiska Nabadda iyo dimuquraadiyeenta oo Gaalkacyo ka furmay.

0
46

Dhuusamareebย (Idaacadda Daar-Dheer)Kulankaan oo ay soo.agaasintay Wasaaradda arrimaha gudaha fadaraalka iyo dib uheshiisiinta Galmudug oo kaashanaysa Wasaaradda arrimaha gudaha fadaraalka xukuumada fadaraalka Soomaaliya ayaa waxa uu ka furmay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug kulanka ayaa waxaa ka qayb galay odayaasha dhaqanka dhalinyarada haweenka gudiyada xaafadaha magaalada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada magaalada Gaalkacyoย  masuuliyiin kasocotay Wasaarada arimaha gudaha Galmudug iyo tan dowladda federaalka Soomaaliya

Kulanka ayaa looga hadlayay xoojinta nadaba iyo Dimuqraadiga iyo sidii ay dalka ay uga dhici lahayd doorashada qof iyo cod ah.

Warkaan waxaa soo jeedinaya: Liban Mohamed Abdi

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here