kulan looga hadlyey xuquuqda caruurta oo lagu qabtay magaaladda Muqdisho.

0
45

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Guddiga Xuquuqul Insaanka Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka ayaa kulan aqoon isweydaarsi ah oo ku saabsan xuquuqda caruurta ku qabtay magaaladda Muqdisho.
Gudoomiyaha gudiga xuquul insaanka iyo Haweenka iyo arimaha bini aadanimada ee golaha shacaka xildhibaan Xaawo Sonkor cali ayaa kulanka furtay.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here