Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Gudomiye ku xigeenka degmada Cadaado oo ka qayb galay shir lagu soo dhaweynaayey odayaasha dhaqanka beelaha walalaha ah ee kasoo kala jeeda Cadaado iyo Galkacyo. Ayaa waxa ow baaq udiray dadka reer miyiga kuwaas oo ow sheegay in cidii wixii lagu heshiiyo dhaqan galiwaysaa ay ayadu qaadayso masuuliyada dhibka meeshaa kadhaca.
Gudoomiyaha ayaa sidookale sheegay in laamaha amniga ay wataan shaqadooda si loola xisaabtamo dadkii dhibka kagaystay deegaanada miyiga ah.
Warkaan waxaa soo jeedinaya: Liban Mohamed Abdi