kulanka ku Sababsan dib-u-eegista Dastuurka dalka oo lagu qabtay degmada Baraawe.

0
7

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah uga daahfuray magaalada Baraawe kulanka wacyigelinta ee dib-u-eegista Dastuurka dalka.

Kulanka ayaa waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed, odayaal dhaqameed, dhalinyaro, haween, iyo xubno ka kala socday qeybaha bulshada, kuwaas oo su’aalo iyo aragtiyo muhiim ah ka dhiibtay ajandayaasha la xiriira dib-u-eegista Dastuurka.

Warkaan waxaa soo jeedineysa: Sadio Abdulkadir Yusuf.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here