Kulanka looga hadlayeey Maareynta Khataraha Isticmaalka Khaldan ee Warbaahinta oo Muqdisho lagu soo xiray

0
34

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u soo xiray kulanka wadatashiga Siyaasadda Qaran ee Maareynta Khataraha ka dhasha isticmaalka khaldan ee warbaahinta bulshada.

Kulankan oo socday muddo labo maalmood ah ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, waxaana ka soo qeyb galay wakiillo ka kala socday hay’adaha dowladda, warbaahinta gaarka loo leeyahay, ururrada bulshada rayidka ah, khubaro ku takhasustay isgaarsiinta, iyo wakiillo ka socday dowlad-goboleedyada.

Warkan waxaa soo jeedineysa:Sadio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here