Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Kulanka qorshaha ka jawaabidda iyo la tacaalidda cudurka Gowracatada, oo kiisaskiisu ay ku sii kordhayaan gudaha dalka, ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho caasimadda Dalka
Kulankan oo lagu soo bandhigay qatarta cudurkan waxaa ka qeybgalay wasaaradda caafimaadka ,ururka dhaqaatiirta soomaliyeed , madax ka soctay gobolka Banaadir iyo xubna kale.
Hamdi Diriye Ali ayaa warkan soo jeedineysa.