Kulankan ku saabsanaa sare uqaadidda wacyiga bulshada ee gudniinka gabdhaha oo lagu qabtay Dhuusamareeb..

0
30

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug ayaa lagu qabtay kulan muhiim ah oo looga hadlayay sare u qaadidda wacyiga bulshada iyo hirgelinta sharciga dhowaan ay ansixisay Galmudug ee ka dhanka ah naafeynta xubinta taranka gabdhaha ee loosoogaabiyo (FGM).

Kulankan waxaa soo qabanqaabisay hay’adda IFRAH FOUNDATION oo ka shaqeysa xuquuqda haweenka iyo ka hortagga FGM, iyadoo taageero ka helaysa hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Dadweynaha iyo Horumarka (UNFPA).

Warkan waxaa soo jeedinaya: Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here